Wax Ka Ogow DIBS

Wax Ka Ogow DIBS

Ducaale International Bookshop oo loo soo gaabiyo (DIBS) waa Bookshopkii ugu horeeyey ee bixiya adeegyo kala duwan oo casri ah sida (All stationeries, Designs, Books, Photocopy, Printing..etc.),waxaana la aasaasay 0ct-2018 Hargeisa ,Somaliland. Iyadoo adeegyadaasi aad ku dalbanayso qaab online ah , Lacagtana aad ku bixin karto ZAAD, EDAHAB,DARASALAAM BANK iyo Dahabshiil Bank, Iyadoo dalabkaaga laguugu keenayo adigoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo.