Ku Soo Dhawaw DIBS

Ku Soo Dhawaw DIBS

Kusoo dhawow qaab cusub oo fudud oo aad ku dukaamaysanayso Dhamaan Qaybahaan kala duwan Sida:- Qaabaynta( Design-ka) Noocyadiisa Kala Duwan, Adeega Daabacaada(Printing Service)Iyo Koobi-garaynta Ducuments-ka ama filelka (Photocopiying Serevice),Sidoo Kale Dhamaan Qalabka Stationery-ga Noocyadiisa Kala Duwan. Ma jiraan safaf dhaadheer iyo Socdaal aad u galayso Tukaamaysigaaga Xaga Qalabka Waxbarasho, School / xafiis. Dhammaaan Waanu Haynaa Adeega Aad Doonayso Insha Allah,Haddii Kale Oo  aanad naga heli karin waxaad raadineyso, Fadlan Noo sheeg anagaa Kuu Soo qaadayna , Halkaagana Kuugu keenayna Insha Allah.

LEAVE A COMMENT

Your email address will not be published. Required fields are marked *