Warbixin Nagu Saabsan

Warbixin Kooban

DIBS FOR STAIONERY – DESIGNING –  PRINTING

Ducaale International Bookshop oo loo soo gaabiyo (DIBS) waa Bookshopkii ugu horeeyey ee bixiya adeegyo kala duwan oo casri ah sida (All stationeries, Designs, Photocopy, Printing..etc.),waxaana la aasaasay 0ct-2018 Hargeisa ,Somaliland.  Iyadoo dalabkaaga laguugu keenayo adigoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo.

MAXAA CUSUB EE AANU SOO KORDHINAY?

Markii aanu aragnay Mashquulka iyo Culayska Ka Saaran Bulshada In ay  Si Toosa Uga Soo Tukaamaystaan/Iibsadaan Adeegyada Kor ku xusan, Waxa aanu u  soo kordhinay anagoo u dhawarayna, oo tixgalinayna Hawlaha shaqo ee uu qofku leeyahay In uu Qaab Online Ah ku Heli karo dhamaan Adeegyadaas Isagoo aan Ka bixin Xafiiskiisa, Goobtiisa Waxbarasho iyo Gurigiisa.

DIBS waxa aad ka helaysa Qaybaha kala duwan ee adeegyada aan Kor ku Xusan, adigoo Si fudud uga  tukaamaysanaya ducaaleinternational.com .

Dooro (Choose)+ Dalbo (Order) + (Online Payment) Ku bixi Lacagta  ZAAD – EDAHAB- DARASALAAM BANK –  Dahabshiil Bank + Qaadista Dalabkaaga.

WAA MAXAY U JEEDADAYADU?

Waa in aanu Bulshada U soo Kordhino Qaab Fudud oo ay Online kaga tukamaysan karan adeeyada kala ah (Staionery – Designing – Printing – Photocopying) iyagoo aan isku Hawlin in ay u socdan tagista xafiiska iyo Goobta lagu qabanayo adeegyadan.

HIIGSIGAYAGU MUXUU YAHAY?

Waa in aanu noqono Rugta ugu wayn ee Online ah ee qabata adeegyadan taas oo si fudud loo isticmaali karo wakhti kasta iyo meel kasta , Taas oo leh Tayo La damaanad qaaday, Adeeg Hufan oo Amaano Leh, Uguna adeegaysa Bulshada Noocyadeeda Kala duwan Si Xilkas nimo Leh, Kana Hawl gasha Dalka Gudihiisa Iyo Dibadiisaba, Macaamiishayadana aanu Ka caawino Keenista Adeegyada ay Wadanka Gudihiisa Ka waayeen Insha allah.

Waxaanu kaga Duwanahay Bookshop-yada kale!

Soo Qaadista Adeega aad Dalbatay

Waxa Laguu Soo Qaadayaa Adeega Aad Doonayso , Iyadoo Laguugu Keenayo Goobtada Shaqo Ama Gurigaaga iyadoo  Lacag La’aan ah Hargaisa gudeheeda, Wixii Hargaisa ka Baxsana Qiimaha Qaadistu waa 1$.

100% Damaanad Qaadka Lacagta Macmiilka

Waxa Laguu Damaanad Qaadayaa In adeega aad Soo Dalbato adiga ka Soo Dalbanaya Halkan in Hadii aad ku Qanci waydo Designka iyo Nooca iyo waxad Dalabtayba Inta aan Laguuu Soo Qaadin  in Lacagtaada, Dib laguugu soo celinayo Insha Allah.

Caawinta Macmiilka Si Toos ah 24/7

Waxa aanu Kaa Caawin Doono Macmiil Qaabka iyo Sida aad wax u rabto Anago Si toos ah kuula fal Gali doona Marka aad Website – ka wax ka Dalbayso iyado Shaqaale Mar walba Heegan U ahi kuu Jawaabi Doono Insha Allah.

Dadka Sida Fiican Uga Fal Celiyey!

Hamse Ducaale

Hamse DucaaleCEO and Founder

Waxa aan Aad ugu Faraxsanahay Sida Fiican Ee Bookshopkani Uu Bulshada Ugu Adeegay, Iyo sida Fiican ee Ay macaamiishyadu Ula Qabsadeen Habkan Casriga Ah ee aanu Ugu adeegno.

Hamse Carab

Hamse CarabH.O Marketing and Customer Care

Waxa aan aad ugu faraxsanahay inaan ka Hawl galo Bookshopka DIBS , Waxa kale oo aan ku Faraxsanahy Wada shaqaynta Fiican ee Naga dhaxaysa Macaamishayada , waxan leeyahy Markasta iyo Meelkasta oo aad joogtaan soo dhawaada

0
+
MACAAMIIL
0
+
SHAQAALE
0
HR
SI TOOSA AYAA LAGU CAAWINAYAA
0
+
ADEEGYADA
0
%
FAL CELINTA WANAAGSAN